Kenya oo diiday inay dalkeeda ka dhacaan duqeymaha dhanka ah Alshabaab

Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta oo wareysi dheer ah siiyay warbaahinta France24, ayaa waxa uu sheegay in uusan ogolaan doonin in milatariga Mareykanka ay duqeymo cirka ah ka geystaan gudaha Kenya, isagoo beeniyay wararka sheegayay in Aqalka Pentagon-ka uu oggolaasho weydiistay Kenya. Wargeyska New York Times ayaa bishii la soo dhaafay shaaciyay in milatariga Mareykanka […]

Labo caruur walaalo ah oo ku geeriyootay ceel biyood ku yaala Laascaanood

Laba carruur oo walaalo ah ayaa geeriyootay kadib markii ay ku dhaceen meel Biyo ku jiraan oo lagu dabaasho , taas oo ku taalla magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Halka ay ku dabaalanayeen caruurta ayaa markii hore ku dhacay mid kamid ah Carruurta, balse kan kale oo doonayay in uu badbaadiyo walaalkiis uu isagana ku […]

Midowga Yurub oo markale Turkiga ugu hanjabey in ay Saari doonaan cunaqabateyn adag

Wadamada ku bohoobey Midowga Yurub ayaa markale Turkiga ugu hanjabey in ay saari doonaan, cunaqabateyn adag, haddii aaney Xukuumadda Ankara Joojin sida ay hadalka u dhigeen gardarrada uu ku hayso qaybo kamid ah dhulka Giriiga. Af hayeen u hadley Midowga ayaa hadalkani waxaa uu ka sheegey shir hoggaamiyaasha Yurub ay ku yeesheen xarunta Brussels iyaga […]

Ciidamada Booliska Galmudug oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan Galgaduud

Ciidamada booliska Gaarka ah ee haramcad oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay howlgallo ka wadaan degaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo ay ku sugna yihiin xubno ka tirsan ururka Alshabaab. Howlgalka ayaa waxaa ay sigaar ah ciidamada uga fuliyeen degaannada Ceel Garas iyo God dhurwaa oo dhamaantood Hoos taga degmada […]

Madaxweynaha Mareykanka oo shaaciyay in laga helay cudurka Covid19

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay in laga helay cudurka Covid19. Madaxweynaha ayaa sheegay in isaga iyo marwada koobaad ee dalkaasi laga helay cudurka ayna bilaabeen inay iskarantiilaan sidoo kalana ay mari doonaan habkii ay cudurkaasi uga soo kabsan lahaayeen. Arrintan ayaa timid kaddib markii mid ka mid ah lataliyaashiisa aadka ugu […]

Shuruudaha laga rabo musharaxiinta u tartamaya labada aqal ee Baarlamaanka fedraalka Soomaaliya

Kulankii xarunta madaxtooyada Somalia uga socday madaxda dowlada federaalka iyo madax goboleedyada ayaa lagu go’aamiyey jadwalka doorashada dalka ka dhaceysa iyo shuruudaha laga rabo musharixiinta Hooska akhriso shuruudaha laga rabo musharaxiinta u tartamaya labada aqal ee baarlamaanka federaalka: In uu yahay muwaadin Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Dhimirkiisu u dhan yahay Da’diisu ka yarayn 25 sano Aan […]

Dowlada fedraalka Soomaaliya oo sheegtay inuu isa soo dhiibay sarkaal Alshhabaab ka tirsan

Wararka aanu ka heleeno gobolka Bakool ayaa ku soo waramaya in halkaasi lagu soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Alshabaab. Sarkaalkan ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowlada Soomaaliya ee ku sugan gobolka Bakool Waxaana magaciisa lagu sheegay Aadan Cabdow Xareed Taliyaha ururka 51 ee guutada sagaalaad Deyrow macalin Cabdi iyo taliyaha qeybta booliska […]