Soomaaliya iyo IGAD oo yeeshay kulan looga hadlayaay arimaha barakacayaasha

Qaar ka mid ah Senatarada Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay kulan gaar ah oo uu baarlamaanku la yeeshay ergeyga Gaarka ah ee ha’yadda qaxootiga aduunka (UNCHR) ee geeska Afrika, hal ku dhigna looga dhigay jawaabaha baarlamaanku ee xalka barakaca Khasabka ah ee Gobolka IGAD.

Kulankan oo aahaa qaab online ah, ayaa waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyey hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga aduunka (UNHCR), xarunta daraasaadka siyaasada Yurub (CEPS) iyo ururka baarlamaanka adaduunka(IPU).

Senatarada Golaha Aqalka Sare ee shirka ka qeyb galay ayaa dhankooda ka warbixiyay xaaladda dalka.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email