Somaliland oo si rasmi ah Xafiis Diplumaasiyadeed uga furatay Taiwan

Somaliland oo si rasmi ah Xafiis Diplumaasiyadeed uga furatay Taiwan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan iyo Wakiilka Somaliland ee Taiwan Ambassador Maxamed Xaaji Cumar, ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Soomaaliland ay Xafiis uga furaneysay Ismaamulka Taiwan oo aaminsan in ay ka go’een dalweynaha Shiinaha.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sidoo kale munaasabadda khadka Internetka kaga qayb galay , isaga oo Taiwan uga mahad celiyay xiriirka Cuusb oo ay wada yeesheen.

Taiwan ayaa horey xafiis diplumaasiyadeed uga furatay Somaliland,waxaana xiriirka labada maamul kasoo horjestay Waddamada Shiinaha iyo Soomaaliya, iyada oo labada maamul dheg jalaq u siin hadallada kasoo baxay Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Shiinaha.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email