Madaxweyne Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib markii uu shalay safar gaaban ugu baxay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa Kismaayo uga qeyb galay aaska halkaas oo uu kaga soo Allaha u naxariistee gudoomiyahii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Muqdisho uga qayb geliya shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaas oo looga hadli doono arrimaha doorashooyinka dalka.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email