Khasaaraha qarax ka dhacay Afghanistan oo sii kordhaya iyo wararkii u dambeeyay

Khasaaraha qarax ka dhacay Afghanistan ayaa lagu soo waramayaa inuu sii kordhay.

Qaraxan ayaa galaaftay ugu yaraan 57 ciidamada amaanka Afghanistan halka tobonaan kalana ay dhaawacmeen sida ay warinayso warbaahinta.

Dhimashada askartaan tirada badan ayaa timid kadib markii ay isku dhaceen dagaalamyaasha Taliban iyo ciidamada dowladda.

Waxaa loo arkaa in uu yahay weerarkii ugu qasaaraha badnaa ee labada dhinac dhax mara tan iyo markii ay u bilawdeen wada xaajoodyada nabadeed.

Ujeedka ugu wayn ee wadahadalada Qatar ka soconaya ayaana ah sidii lagu gaari lagaa xabad joojin waarta.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email