Gudiga munaasabada xil wareejinta ra’iisul wasaaraha cusub oo la magacaabay

Ku simaha ra’iisul wasaaraha dowlada dhexe Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay gudiga ka isku dubarida munaasabada xil wareejinta ra’iisul wasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble.

Xubnaha guddiga waxaa ka mid ah.

1 sii hayaha wasiirka cadaaladda Xassan Xuseen Xaaji

2 Sii hayaha wasiirka dastuurka dalka Salaax Axmed Jaamac

3 Sii hayaha wasiirka gashaandhigga Xassan Cali Maxamed

4 Sii hayaha wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Qadiijo Maxamed Diiriye

5 Sii hayaha wasiirka Gadiidka iyo duulista hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad

6 Sii hayaha wasiirka Qorsheynta qaranka Jamaal Maxamed Xasan

7 Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dalka Cabdirisaaq Xuseen Aadan iyo xubno kale.