Guddoomiye Mursal iyo Lafta gareen oo ka wadahadlay arimaha doorashooyinka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Maxamed Mursal Shiikh Cabdirahman ayaa xalay  Hoygiisa Ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaliya  Cabdicasiis Lafta gareen

Kulankooda ayaa looga hadlay arimo la xiriira Siyaasadda Dalka waxaana ugu muhiimsanaa arimaha Doorashooyinka iyo Guud ahaan Siyaasadda Dalka

Kulamo gooni gooni oo looga hadlayo arimaha doorashooyinka ayaa madaxda Maamul goboleedyada ka jira dalka waxaa ay ka wadaan magaalada Caasimada Muqdisho.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email