Dowlada dhexe oo ka hadashay habsami u socodka shaqada garoonka Aadan Cade kadib burburkii diyaarada

Somalia: Flights resume at Mogadishu Airport after fire

Dowlada fedraalka Soomaaliya ayaa hadal qoraal ah ka soo saartay habsami u socodka shaqada garoonka Aadan Cade kadib markii ay shalay ku burburtay diyaarad nooca xamuulka ah.

Shaqada garoonka diyaaradaha maagaalada muqdisho ee Aadan Cade ayaa saakay dib u bilaabatay oo hakad laga liyay kadib burburkii diyaarada.

War saxaafadeed ka soo baxay wasaarada gadiidka iyo duulista hawada ayaa lagu sheegay in saacado hakad laga liyay shaqada garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo saakay dib loo furay

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email