Xisbiga Wadajir Party oo war kasoo saaray Shirkii Dhuusomareeb 3

Xisibiga Wadajir Party oo uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay mowqufkooda ku aadan shirkii Samareeb 3 ayagoona sheegay inuu yahay mid qabyo ah.

Xisbiga ayaa sheegay in shirka ka maqnaayeen labo dowlad goboleed oo saamileyda siyaasada ka tirsan loona baahanyahay in heshiiska lagu soo daro ayagoona sidoo kale heshiiska u arkay inuu gogol xaar u yahay doorasho ka dhacdo dalka

Hadaba halkaan hoose kaga bogo bayaanka Xisbiga Wadajir;

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email