Beesha Mudullood oo shirkoodi ka soo saaray warmurtiyeed iyo baaq

Waxaa maanta soo gabogaboobay shirkii beesha Mudulood uga socday magaalada Muqdisho muddo agar maalmood ah kaasoo ay kasoo qeyb galeen madaxweynayaashii hore ee dalka, xildhibaano, wasiiro hore iyo duubabka beesha.

Sidoo kale shirka waxaa lagu casuumay madaxweynayaasha Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo madasha khudbado ka jeediyay.

Shirkaan oo socday mudo afar maalmood ayaa ugu dambeyn waxaa laga soo saaray war murtiyeedkaan hoos ku qoran;

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email