War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Wasaaradaha Maaliyada ee DFS iyo Maamul Goboleedyada Dalka

Waxaa maanta soo gaba-gaboobay shir mudo labo maalmood uga socday magaalada Muqdisho wasaaradaha Maaliyada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada Dalka si lamid ah Maamulka Gobolka Banaadir.

Shirkaan oo mudo 2 maalmood ah ka socday Hotelka Decale ayaa laga soo saaray war murtiyeedkaan hoos ku qoran;

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email