War Degdeg ah: Wasiirkii beeraha Hirshabeele oo kooxo hubeysan toogasho ku dileen

Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ayaa sheegayo in Wasiirkii beeraha Hirshabeelle C/qaadir Abuukar Muxumed (Karaani) caawa lagu dilay magaalada Jowhar.

Sida wararka sheegayaan kooxo aan heybtooda la aqoonin kuwaasoo bastoolado ku hubeysan ayaa toogasho ku dilay Wasiirkan ayagoona goobta isaga baxsaday.

Ma jiraan wax faahfaahin intaas kabadan balse Wasiirka la dilay ayaa dhawaan loo magacaabay xilkaas

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email