Shirkii Dhuusomareeb 3 oo war murtiyeed ku aadan doorashada laga soo saaray

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo madaxweyna maamulada Galmudug, Hirshabeele, Koonfur Galbeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa war murtiyeed ku aadan doorashada uu dalka galaayo kasoo saaray shirkii Dhuusomareeb 3.

Shirkaan oo ay ka maqnaayeen madaxda Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa ka dhacay magaalada Dhuusomareeb ee xaruunta Galmudug waxaana laga soo saaray qodobo muhiim ah kuna aadan doorashada dalka ka dhici doonto.

Sidii la filaayay doorashada ma noqon doonto mid qof iyo cod ah balse waa doorasho deegaan, hadaba war murtiyeedka shirka halkaan hoose kaga bogo;

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email