Sawirro iyo wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay caasimadda Lubnaan

Dalka Lubnaan ayaa galay xaalad murugo ah, kadib qarax weyn oo shalay ka dhacay caasimadda Beirut oo illaa iyo hadda inta la xaqiijiyey ay ku dhinteen dad gaarayo 78 qof, halka dhaawacuna ka badan yahay 4,000.

Madaxweyne Michel Aoun ayaa sheegay in 2,750 tan oo ah maadada Ammonium Nitrate si aan ammaan ahayn loogu keydiyay makhaasiin halkaa ku yaallay muddo lix sano ah.

Waxaa jirto cabsi ah in dhimasha kororto taas oo sabab in dadka dhaawaca ah xaaladooda daran tahay, dad badan oo aan lagu heynin nolol iyo geeri, iyo in ay jirto dad weli ku hoos jiro burburka dhismayaasha.

Qaraxa ayaa burbur iyo dhibaato badan gaarsiiyey meelo si aad uga goobta oo qaraxa ka dhacay. Qaraxa ayaa laga maqlay jasiiradda Khubrus oo Beirut u jirta ilaa 240 KM, kuna taal bariga Mediterranean-ka.

Photo by Anwar AMRO / AFP
Photo by EPA
Photo by EPA
Photo by STR / AFP
REUTERS/Mohamed Azakir
2020. REUTERS/Mohamed Azakir TPX IMAGES OF THE DAY
AP Photo/Hassan Ammar)
(Photo by STR / AFP
REUTERS/Issam Abdallah
Photo by Anwar AMRO / AFP
Photo by Anwar AMRO / AFP
Photo by Anwar AMRO / AFP
Photo by Anwar AMRO / AFP