Taiwan oo rasmi ah magaalada Hargeysa uga furatay xafiis Diblomaasiyadeed

Taiwan oo ah dal aan aqoonsi heysan ayaa maanta si rasmi ah u furtay xafiiskeedii diblomaasiyaddeed ee Maamulka la magac baxay Somaliland.

Munaasibad lagu furayo xafiiska oo ka dhacday Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka soo qaybgalay Mas’uuliyiin ka socda xukuumadda Somaliland, sidoo kale wasiirk arrimaha dibadda Taiwan Jesoph Wu ayaa khadka internetka kaga soo qaybgalay munaasabadda.

Arintaan ayaana kusoo aadeyso xili Dowlada China ay uga digtay Somaliland iney xiriir Dibloomaasiyeed la yeelato Taiwan oo ay u diidantahay iney aqoonsi hesho ayadoona Somaliland iska indho tirtay Digniinta China.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email