Madasha Xisbiyada Qaran oo war saxaafadeed kasoo saaray shirka Dhuusomareeb 3

Madasha Xisbiyada qaran oo ay ku midoobeen Xisbiyo badan oo Mucaarad ah ayaa war saxaafadeed kasoo saaray Shirka Dhuusomareeb.

Madasha Xisbiyada Qaran (MXQ) iyadoo maanka ku haysa inuu gabogabo yahay muddo xilleedka hay’adaha Dastuuriga ah, kana duulaysa baahida loo qabo qabsoomidda doorasho ku dhacda wakhtigeeda loona dhanyahay, isla markaasna horseedda nabad iyo xasilooni siyaasadeed waxay adkeynaysaa in laga dhabeeyo ballan qaadyadii dolwadda Federaalka iyo heshiiskii Dhuusamareeb (2) lagu gaaray. Sidaas ayaa lagu yiri bayaanka lasoo saaray.

War-Saxaafadeedka oo dhameystiran halkaan hoose kaga bogo;

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email