Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhaweeyay Shirkii Dhuusomareeb 3

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeyay hannaanka doorashada ee ka soo baxay Dhuusamareeb 3 ayagoona u arka hannaankaasi inuu yahay tallaabo loo qaaday dhinaca saxda ah si loo qabto doorasho ku dhacda waqtigeeda oo loo dhan yahay.

Sidoo kale Madasha ayaa tilmaamtay in heshiiska Dhuusamreeb 3 in uu weli u baahan yahay dhameystir wada ogol ah sidii horey loogu madlanaa.

Halkaan hoose kaga bogo war murtiyeedka madasha Xisbiyada Qaran;

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email