Dowlada Kenya ayaa diyaaradaheeda ka mamnuucday Soomaaliya kadib go’aanka dowladda Soomaaliya ku diiday Qaadka Kenya ka imaan jiray .
Kenya ayaa 8 dal oo ay Soomaaliya kamid tahay ka mamnuucday iney tagaan diyaaradaheeda ayagoona ku sababeeyay Covid-19 dartiis.
Go’aanka Kenya ayaa imaanayo ayadoo maanta dowlada Federaalka Soomaaliya ay diiday in Qaadka Kenya Soomaaliya la keeno xili wafdigii Kenya ayagoo faro maran dib u laabteen.