Degdeg: Wasiirka howlaha guud iyo guriyaynta Galmudug oo kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii dhacay

Qaraxii daqiiqado kahor kadhacay Hotel Elite oo ku yaalo Degmada Cabdicasiis ayaa lagu soo waramayaa in Wasiirka howlaha guud iyo guryeynta ee Galmudug Axmed Waashitoon uu kamid ahaa dadka ku dhaawamay Qaraxa Muqdisho.

Sidoo kale Allaah ha u naxriistee, Cabdirisaak oo ahaa agaasimaha hore ee Dalxiiska wasaaradda warfaafinta ayaa ku dhintay Qaraxii ka dhacay Aagga Liido.

Wararka ayaana sidoo kale sheegayo iney jiraan dhimasho iyo dhaacac badan wixii warar kusoo kordho halkaan kala soco.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email