Axmed Madoobe oo gaaray Magaalada Garoowe iyo sawiradii soo dhaweynta

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaana maanta booqasho ku tagay magaalada Garoowe oo uu halkaa shir kula leeyahay dhigiisa Puntland.

Axmed Madoobe oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan maamulkiisa ayaana waxaa garoonka Gen. Abshir Haamaan kusoo dhaweeyay madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Deni, kadibna waxaa loo galbiyay xaruunta madaxtooyada Garoowe.

Labada masuul ayaana ka arinsan doono arimo badan oo ay ugu horeeyaan natiijadii kasoo baxday shirkii Dhuusomareeb 3 oo ay ka maqnaayeen iyo doorashada dalka gali doono dhawaan.

Halkaan hoose kaga bogo sawirada;

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email