Magacyada wadamada dhimashada iyo dhibaatada ugu badan kala kulmay cudurka COVID-19

Bishii December sanadkii hore waxaa caalamka ka dilaacay Viruska Corona kaasoo gabi ahaanba dunida kala xiray sidoo kalana dhaqaalihii dhulka la galay asigoona abuuray dhibaato dhaqaale aad u culus. Hadaba tirada dhimashada caabuqa Coronavirus ee adduunka ayaa si isdaba joog ah kor ugu sii kacaya mudooyinkii ugu danbeeyay, iyadoo tirada dhimashada marka loo eego tirakoobyadii […]

Dowladda Talyaaniga oo bixineyso 60 milyan oo wax laaga qabanaayo fatahaada Beledweyne

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir kuxigeenka dowadda Talyaaniga ee Soomaaliya danjire Tabio Massimo kaasi oo ay ka wada hadleen wax ka qabashada arrimaha fatahaada Beledweyne, waxaana Talyaaniga ay ogolaatay mashruucii in dhowaanba la sugayay ee ka hortagga Fatahaada oo ay ku baxeyso lix milyan oo dollar […]

Qaramada Midoobay oo ka hadashay sharciga galmada ee la horgeeyay baarlamaaka Soomaaliya

Qaramada Midoobay iyo Beesha Caalamka ayaa walaac ka muujiyay Sharciga Galmada oo maanta la horgeeyay Golaha Shacabka, kaasoo dib loo celiyay. Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ka jawaabay xeerkaan ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin isku dayga miiska Guddoomiye Mursal u saaray Xeerkaan ku saabsan Galmada oo uu ku tilmaamay mid cusub. “Qaramada […]

Baarlamaaka Soomaaliya oo diiday xeer kahor imaanayo Diinta Islaamka iyo buuq badan oo ka dhashay

Baarlamaanka Soomaaliya oo gabi ahaanba diiday hindiso sharciyeedka la xiriira Galmada kaasoo maanta la horgeeyay. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu ahaa Mashruuc sharci ah oo ah Akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Dambiyada la xiriira Galmada, kaasi oo laga doonayay inay Akhrinta Koowaad marsiiyaan. Xildhibaano ka hadlay furitaanka kulanka ayaa si cad u diiday mashruucaan […]

Maxaa ka ogtahay siyaasadda eed iska fogeeynta iyo dambi iska nadiifinta

Halkee asal ahaan uu ka yimid “Scapegoating”. Waxaa jirta sheeko ama qiso caan ah oo la magac baxday aan rida dambiga usaarino (Scapegoating). Sheekadan ayaa ah in wax kasta oo dambi ah oo Yuhuuddu galaan loo saariyo ‘ri’ meel iska taagan kaddibna ridaas masaafuris lala beegsado oo dhul cidlo iyo ciirsi la’ ah lagu raacdeeyo, […]

Wararkii ugu dambeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Qarax xoogan kaasoo loosoo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lagu weeraray xaruun ay ciidanka xooga dalka Soomaalia ku keeyihiin dhabarka dambe ee garoonka Stadium Muqdisho ee dagmada Warta Nabada. Wararka ayaa sheegaya in gaari nuuca loo yaqaano Noha oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu isku qarxiyay xerada ciidanka, Guutada 12-ka April. […]