Amiirka dowladda Qatar oo dhambaal hamlayo u soo diray dowladda Soomaaliya

Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad ayaa hambalyo ku saabsan maalinta xorriyadda u soo diray Madaxwaynahaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxmaed Cabdullaahi Farmaajo.

Amiiraka ayaa dowaldda iyo shacabka Soomaaliyeed  u rajayeey barwaaqo iyo nabad waarta inay ku gaaraan sanadka dambe.

Sidoo kale Ra’iisal Wasaaraha Qadar Sheekh Khaalid Bin Khaliifa ayaa dhiggiisa Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre usoo diray hambalyo ku aadan sannad guuradii 60aad ee ka soo wareegtay xornimada goballada Koofureed iyo Midowgii labada gobal ee Waqooyi iyo Koofur.

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email