War saxafadeed ay soo saareen xisbiyada ku bahoobay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu eedeeyay dowlada federalka inay ku fashilantay qabashada doorashada qof iyo cod ah,iyagoo ku baaqay shirweyne deg-deg ah.

War saxaafadeedkan ayaa loogaga hadlay qoddobada dhowaan ay dhowaan hordhigeen baarlamaanka federalka guddiga baarlamaanka federalka u qaabilsan arrimaha doorashooyinka,waxaana loogu baaqay Golaha Shacabka inuusan ansixin dhammaan qodobada ay guddigan u soo gudbiyeen.
Halkan hoose ka aqriso war saxaafadeedka ay soo saareen Madasha Xisbiyada Qaran;
