Madasha Xisbiyada Qaran oo war murtiyeed ka soo soo saaray go’aankooda ku aadan doorashoyinka Qaran

Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya

War Saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran kana kooban 14 qodob ayaa loogaga hadlay mowqifka madasha ee qabashada doorashada qaran.

Qoraalkan ayaa lagu xusay in dowlada federalka ay ka cagajiideyso habsami u socodka doorashada waxaana lagu cadeeyay talooyin ku aadan qabashada doorashada qaran ee la qorsheeyay in dhamaadka sanadkan ama horaanta sanadka soo socda ay ka dhacdo Soomaaliya.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran;

Share on facebook
Share on google
Share on twitter
Share on linkedin
Share on pinterest
Share on print
Share on email