Wararka Maanta

AKHRISO: Dhacdooyinkii ugu waa weynaa toddobaadkii tagey ee Soomaaliya
Warbixinta Dhacdooyinkii ugu waa weynaa toddobaadkii tagey ee Soomaaliya, waxaan adinku soo gudbinaynaa Wararkii ugu waaweynaa ay Xorriya Online tebisay toddobaadkii lasoo dhaafay. Haddaba kala
News in English


Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo u digtay siyaasiyiinta Soomaalida
Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday siyaasiyiinta Soomaalida inay wadajir uga heshiiyaan doorashada soo socota, ee weli uu muranka ka taagan yahay. Safaaradda ayaa uga digtay siyaasiyiinta Soomaalida hannaan doorashooyin oo isgarab socda, ama doorashooyin hal dhinac ah. Safaaraddu waxay sidoo kale ka digtay